Qarax xalay kadhacay degmada wadajir ee magaalada muqdisho Waxaa ka dhashay qaraxaas dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya sida ay sheegeen dadka deegaanka oo goobtaasi ku sugnaayeen, waxaana la maqlay qaraxaas kadib rasaas ay fureen Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ee fadhiya saldhiga wadajir
Ma cadda dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya inta ay la egyihiin, laakiin waxay xaqiijiyeen dadka deegaanka in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac qaraxaas oo ahaa xalay fiidnimadii layaa lasheegayaa in ay ka soo gaareen Ciidamada dowladda KMG ee soomaaliya.
Ma ahan markii ugu horaysay Magaalada Muqdisho qaraxyo dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaraan ciidamada dowladda KMG ee soomaaliya ee marar badan ayey kala kulmaan dhinacyada ka soo horjeeda .
Wixii warar ah kala soco ijaranews.com
Email bangodey @hotmail.com

 
» Storm over al-Bashir's surprise visit 28 Aug 2010

» It's show of might as ecstatic Kenya ushers in new era 27 Aug 2010

» Untold story: Night meeting that saved Moi presidency 17 Aug 2010

» US envoy hosts dinner for Muslims 17 Aug 2010

» Kenyan arrested over bombings 17 Aug 2010

 
  » Tacsi Tiiranya Leh oo ku timid walaal keena Allah ha u naxariistee Ibraahin Daahir. 29 Aug 2010

» Muxaadara Cusub oo uu dhgay Sh Maxamed Cabdi Umal(Video) 22 Aug 2010

» Nin Mareeykaan ah oo u olooleeynaya in la sameeya maalin uu ku sheegay maalinta Kitaabka qu-aanka Kariimaka ah la guwidoona. 20 Aug 2010

» Jaaliyada beesha absame oo shir weyn kuqabatay magaalada johanesburg ee dalka koonfur Africa 08 Aug 2010

» ONE MORE Chance of A LIFE TIME ONE MORE Chance of A LIFE TIME 31 Jul 2010

» Kibaki hits out at Moi in battle for draft votes 27 Jul 2010

» Gobolka Godey qeeba kamid ah oo Dabeela xoogan haatan kasocda, 25 Jul 2010

» CANADA: HAMBALYO IYO SALAAN OO HAWADA LA SOO MARINAYA. 25 Jul 2010

» The phone call that saved Kenyatta 24 Jul 2010

» Godoomiyaha Qorba joogta Gobolka Godey Eig Cabdirashiid Sheekh Xussein Dhayib 22 Jul 2010