Gudoomiyaha jaaliyada beesha absame c/qaadir axmed c/laahi [c/qadir tolman] ayaa maanta dib ugu soolaabatay dalka koonfur Africa isaga oo ku maqnaa wadanka itoobiya. gudoomiye [c/qaadir tolmaan] ayaa mudo labo bilood iyo bar ah ku maqnaa wadanka itoobiya una baxay in uu wax ka ogaado wadahadalka ururka wslf iyo dowlada fadaraalka ee itoobiya oo heshiis kala sixiixanayay tolmaan ayaa goobjooge ka ahaa wadahadal kasta oo dhexmara dawlada fadaralka itoobiya iyo uwslf.

Gudoomiyaha jaaliyada beesha absame c/qaadir tolmaan ayaa sheegay in uu qaban doono shirweyne loowada dhanyahay maalmahan soo socda asaga oo sheegay in uu siin doono faahfaahin dadka kunool wadanka koonfur Africa.

Wixii warar ah kala soco ijaranews.com
c/rashiid xasan fakir email fikir10@hotmail.com
johanesburg

 
» Storm over al-Bashir's surprise visit 28 Aug 2010

» It's show of might as ecstatic Kenya ushers in new era 27 Aug 2010

» Untold story: Night meeting that saved Moi presidency 17 Aug 2010

» US envoy hosts dinner for Muslims 17 Aug 2010

» Kenyan arrested over bombings 17 Aug 2010

 
  » Tacsi Tiiranya Leh oo ku timid walaal keena Allah ha u naxariistee Ibraahin Daahir. 29 Aug 2010

» Muxaadara Cusub oo uu dhgay Sh Maxamed Cabdi Umal(Video) 22 Aug 2010

» Nin Mareeykaan ah oo u olooleeynaya in la sameeya maalin uu ku sheegay maalinta Kitaabka qu-aanka Kariimaka ah la guwidoona. 20 Aug 2010

» Jaaliyada beesha absame oo shir weyn kuqabatay magaalada johanesburg ee dalka koonfur Africa 08 Aug 2010

» ONE MORE Chance of A LIFE TIME ONE MORE Chance of A LIFE TIME 31 Jul 2010

» Kibaki hits out at Moi in battle for draft votes 27 Jul 2010

» Gobolka Godey qeeba kamid ah oo Dabeela xoogan haatan kasocda, 25 Jul 2010

» CANADA: HAMBALYO IYO SALAAN OO HAWADA LA SOO MARINAYA. 25 Jul 2010

» The phone call that saved Kenyatta 24 Jul 2010

» Godoomiyaha Qorba joogta Gobolka Godey Eig Cabdirashiid Sheekh Xussein Dhayib 22 Jul 2010