Qeebta Laanata Afka Somaliga ee Bbcda oo dagaal kula jirta Jabhadda ONLF ee la dagaalanta dowladda dhexe ee Itoobiya. Waxaa indhowalaba dagaal joogta ah ku jirtaa qeebta laanta afka Somalida ee Bbcda oo uu madaxda ka yahay dagaalooge Yusuf Garaad Cumar oo inta badan lagu yaqaana in uu qeeb libaax kaqaata dagaalada ka socda geeyska Afrika. ( Muse Maxamuud Cali. IjaraNews.con Jigjiiga Itoobiya)

laanta afka Soamaliga ah ee Bbcda uu madaxda ka yahay Yusuf Garaad, waxay horay qeeb weyn ka qaadatay la dagaalinkii dowladdii uu xukumayey madaxweyni hore dowladda (TFG) mudane Cabdullahi Yusuf Axmed, dagaalkasi ayaa homeed ka ahaa Yusuf Garaad iyo kuwa kale oo ah shaqalaha uu xukumao oo uu kamidka ka yahay Cabdinuur Sh Maxamed oo ah nin sida baden loo adeegsada arima gaar ah oo ay ku jiraan kuwa lagu waxyeleyo Beela gaar ah.

waxaa xusid mudan markii uu socday dagaalkii lagu waday dowladdi Cabdullahi in ay Laanta BBC da waday oloola lagu abaabulayey in la sameeya Uruuro xoogan oo la dagaalamo dawladda uu markaa u arkayey Yusuf Garaad mid duulaan ku ah Magaaladda Muqdisho, waxayna islamarkiiba bilaaween qaar kamid ah madaxd Bbcda in ay si hoos hoos ah uga qeebgalaan shirar lagu tayeeraya la dagaalanka dowladda uu markaasi madaxda ka ahaa Madaxweyne Cabdullahi,

waxa kale oo la xaqiijeyey in ay wax ka-ogaayeen dhismaha kooxaha Islaamiyeenta siba xooda Al Shabaab oo uu madaxda ka ahaa murxuum Aden Xanshi Ceerow iyo Xisbul Islaam. oo madax ka ahaa Xassan Dahir Awoos.

waxaa kale oo xusid mudan markii ay dishay dowladda Mareeykaanka Aden Xaanshi, in uu si qeexan uga sheekeyey Yusuf Garaad tarikhda Ceerow Bbcda, in kasto ay ah haayeen isku jifa hadana waxaa kadhaxeeyey xariiro adaag,

Dhanka kale Yusuf Garaad. ay ah nin ku adeegta kuwa ah dameer dhaanraac oo furaha oogu rogo dhanka la doona.

IjaraNews.com

 
» Storm over al-Bashir's surprise visit 28 Aug 2010

» It's show of might as ecstatic Kenya ushers in new era 27 Aug 2010

» Untold story: Night meeting that saved Moi presidency 17 Aug 2010

» US envoy hosts dinner for Muslims 17 Aug 2010

» Kenyan arrested over bombings 17 Aug 2010

 
  » Tacsi Tiiranya Leh oo ku timid walaal keena Allah ha u naxariistee Ibraahin Daahir. 29 Aug 2010

» Muxaadara Cusub oo uu dhgay Sh Maxamed Cabdi Umal(Video) 22 Aug 2010

» Nin Mareeykaan ah oo u olooleeynaya in la sameeya maalin uu ku sheegay maalinta Kitaabka qu-aanka Kariimaka ah la guwidoona. 20 Aug 2010

» Jaaliyada beesha absame oo shir weyn kuqabatay magaalada johanesburg ee dalka koonfur Africa 08 Aug 2010

» ONE MORE Chance of A LIFE TIME ONE MORE Chance of A LIFE TIME 31 Jul 2010

» Kibaki hits out at Moi in battle for draft votes 27 Jul 2010

» Gobolka Godey qeeba kamid ah oo Dabeela xoogan haatan kasocda, 25 Jul 2010

» CANADA: HAMBALYO IYO SALAAN OO HAWADA LA SOO MARINAYA. 25 Jul 2010

» The phone call that saved Kenyatta 24 Jul 2010

» Godoomiyaha Qorba joogta Gobolka Godey Eig Cabdirashiid Sheekh Xussein Dhayib 22 Jul 2010