DOWLADDA TAAGTA DARAN EE SOMALIYA OO SOO DHISTAY WASIIRA CUSUB. |
Ra-iisal wasaaraha dowladda taagata daran ee Soamliya Cumar cabdirashiid Cali Sharma-arke ayaa wax ka badalay wasiiro kamid ah dowladiisa. waxaa kamid ah wasiiradan cusub Mudane Xuseen Cabdi Xalane oo shalay loo magacaabay wasiirka maaliyada .
waxaa horyi loo ogaa in uu kusoo biiri doona Xuseen Cabdi Xalaane wasiirada cusub ee dowlada ii na Cabirashiid,
Qofmaa Xuseen Cabi Xalaane,
Waa nin ku xeeldheer xaga dhaqanka Soomaalida oo uu buugaag ka qorey waxuuna qoray guugaag ka turjumayo dhaqanka Soomaliyeed gaar ahaan gabayadu.
Wuxuu wax ku bartay Soomaaliya, Maraykanka, iyo Ingiriiska, waxuuna muddo ka badan 20 sanno uu u shaqaynayay hey’ada gargaarka caalamiga ee looyaqaana CARE iyo Save The children (USA).
waxa uu ku noolaa muddo dheerna kana shaqeeyey gobolo badan oo kuyaala dalka Soomaaliya sida Bakool, Bay, Gedo, Banaadir iyo Waqooyi Soomaali Galbeed.
Waa nin ku cusub siyaasada Soomaaliya, Xuseen Cabdi Xalaane laakiise waa nin si weyn caan uga ah Soomaalida dhexdeeda oo si weyn looqadariyo.
Su-aashu waxa weeyaan, maxaa uu kusoo kordhini doona Xuseen Cabdi Xalaane dowladda rafaadsan.
IjaraNews.com |
|