DOWLADDA MELES ZANAWI OO SI XOOGGAN GACANTA UGU DHIGTAY URUURKA LA MAGACBAXAY SOOMALIGALBEED. |
Gogaamiyaha uruurka Somaaligalbeed Sh Ibraanahin Maxamed Xusseen iyo afhayeenka dowladda uu xukumo Meles Zanawi Bereket Simon ayaa shaleyto ku kulmay magaalada Jigjiiga ee xaruunta gobolada Ogaadeniya Labadan masuul ayaa ahaa kulan kood markii ugu horaysay oo ay kulmeen. arintan waxay ka danbeeysay markii uu sheegay uruurka Somaligalbeed in uu qadanaya nabad maadama ay kadaalen dagaalo kuwaaso kula jiray muda baden dowlada Itoobiya iyo weliba uruurka kale ee ka dagaalamo Ogaadeniya looyaqaana ONLF.
Dhanka kale arintan isdhibitaanka Uruurka Somaligalbeed ayaa waxaa si weyn u soo dhoweeysay dowlada Itooniya oo uu xukumo Meles Zanaawi waxa uu sheegay afhayeenka dowladda Itoobiya Bereket Simoin, in ay tahay la kulanka Sheekh Ibraahin guul u soo hoyatay xokumada uu kayahay afhayeenka waxaana uu yiray waxaa ku xigaa qaar kale oo ay kamid ah Uruurka qatarta ku haya dowladda ONLF,
Dhanka kale aqoonyahano ku xeel dheer siyaasada dalka Itoobiya ayaa kutimaamay in waxmacno ah ay sameyneynin heshiisaka dhaxmaray Somaligalbeed iyo xukumada Meles, waayo waxaa weli qatar kuhayaa Itoobiya Uruurka xornima doonka ah ee ONLF oo si weyn uga dagaalamo dhamaan gobolada ay kudhaqan tahay Somalida, waxay sheegeen aqoonyahanadan hadii u doonaya Meles in uu dega dalka Itoobiya waa in uu helaa wax qanciyo Uruurka ONLF hadii kale waxa uu noqqnayaa halbacaad lagu lisay hesheeska uu lagalay Uruurka Somaligalbeed,
IJaraNews.com |
|