Waraysi lalayeeshay gudoomiyaha jaaliyada beesha absame ee dalka k/Africa oo hada kusugan magaalada jigjiga. |
1--Gudoomiye c/qaadir [tolmaan] ayaan wax kawaydiinay sida uu u arko heshiiska UWSLF iyo dowlada itoobiya ? Jawaab: anigu waan soo dhawaynayaa sababtuna waxaa weeye manta dadkeenu waxaa uu ubaahan yahay in lagaarissiyo midnimo,hurumar, sinaan,waxaas oo dhana waxa ay ku imaan karaan marka hore in nabad laqaato maxaa yeelay meel aan nabad kajirin hurumar masamayso ====== 2-mar aan wax kawaydiinay inta udhaxaysa godey iyo jigjiga ma dhulbaad martay mise kirka ? Jawaab: waxaa aan soomaray dhulka ma arkin wax idhiba ama wadada taagan midakale gobolka waxaa kasocda dhismo wado oo aan ladhamaystirin una sii jeeda dhinaca gobolka godey waana sugaynaa in ay gaadho in shaa alaahu 3-mar aan wax kawaydiinay sida uu u arko dhinaca diinta in ay helayaan xoriyad iyo inkale? Jawaab : waxaan ka imaaday magaalo madaxda adis abab waxaana imaaday magaalada godey waxaan gaarnay degmada cadaadle maalintii uu dhamaaday shirka cadaadle waxaan soo galay magaalada godey waxaa nasoo dhaweeyay arday isugu jira wiil iyo gabdhaba gabdhuhuna waa xijaabnaayeen midakel magaalada waxaa kasocda tacliintii oo dhan fani walba ood rabto in aad barato adigu hadii aad waxbarasho aad rabto 4- mar aan wax kawaydiinay dalaga beeraha magaalada godey ? Jawaab :magaalada godey waxaa kabaxa dhamaan dalaga lacuno oo dhan midakale waxaan idiin sheegayaa anigu waxaan cunay oo aan ku qadeeyay bariis kasoo go,ay magaalada godey hasheegin dalaga intiisa kale sida yaanyada,liinta,bowbowga, basasha,baradhada,galayda, haruurka, IWM Waxaa kale oo dihin khayraadka wadanka oodhan nooc walba ha ahaadee Gudoomiyaha jaaliyada beesha absame ee dalka koonfur Africa c/qaadir tolmaan ayaa kasoo jeeda wadanka ogadenia gaar ahaan magaalada godey oo ah meesha uu kudhashay kuna barbaaray isaga oo noolashiisa qaarka mid ah ku qaatay dalka somaliya Wixiii warar ah kala soo xariir ijaranesw.com A.H.FIKIR email.bangodey@hotmail.com |
|