kaah
Gar yaqaano doonaya inay is hortaagaa xuquuqda ay leyhiin Muslimiinta kudhaqan dalka Kenya
Garyaqaan u dhashay dalka Kenya ayaa ku tilmaameen in ay tahay sharci daro tastuurka la doonaya in waxa looga badalo tastuurka haatan ka jiro dalka. Waxayna sheegaan in ay tahay sharci daro ku darista in Muxakiinta Muslimiinta kudhaqan dalka Kenya la siiya madax banaanis u gaar ah oo ay isku dhaqaan sharci hoosaad sida guurka ama isfurintaaka .

Maxakamadaha islamiga ah ee dalka Kenya ayaa ahaa mid walikiidaba ka jiray dalka sida gobolada Woqooyi Bari iyo gobolka xeebta oo intooda badan kudhaqanyahiin dad islaam ah.

Arintan ayaa ah mid kala qeeybisay dhamaan qeebaha bulsha weynta kudhaqan dalk oo kala aaminsan diimo kala duwan waxaana kamid ah dadka arintan aadka uga hortagaya in ay sii socoto dadka aaminsan diinta Masiixiga ah oo kahelaya taagyeero aad u weyn siyaasyiinta qaarkooda.

Xeer hoosaadka ah in ay isku xukumaan Muslimiinta qeeb kamid ah sharciga Islaamka ay aheed arin uu dajiyey Gumeysikii ahaa Ingiriiska markii uu la galay axdi mid kamid ah suldaamiintii xukumayey waqtigaasi xeebaha dalka ayagoo ahaa markaasi dad isku xukumo qaar kamid ah sharciyada Islaamlga ah. Kadib waxa siiwaday sharcikii madaxweynihii ugu horeeyey daka Kenya Joomo Kiyata. mana aha mid ay hor istaagi karayaan kuwa isku sheega Masiixiyaan ama siyaasinyii wata dana gaar ah oo uu hor kacaya wariirka Beeraha Wilyam Ruutu,

Waxaa Qortay IjaraNews.com