Dhalinyarada kudhaqan gobolka Woqooyi Bari ee Kenya oo ka cawanaya shaqo la-aan.IjaraNews,com Garissa. |
Dhalinyarada kudhaqan gobolka Woqooyi Bari ee Kenya oo kacawanayaa shaqo la-aan. ba-an, waxa kudhaqan magaalooyinka ay degta Somalida ee dalka Kenya boqolaal dhalinyaro ah oo soo dhameeyey dugsiyada sar sare mana jira wax shaqooyin ah oo ay helayaan ama kahayso hawo. dalka Kenya aa ah dalaalka laga qiimeya waxbarashada lakiinse lagu ma helo shaqooyin, dadka waxbarta ayaa iskugu jiraa Rag iyo Dumar ba waxa aad arkeysa Suuqasha magaalooyinka Garissa. Masalaani iyo magaalooyin kaleba oo ay iska tataagan yahiin dhalinyarta bilaa shaqo la-aan,
Malyuun Cabdullahi oo kamid ah dhalinyarada kusugan magaalada Garissa oo na ah Gawar soo dhameysay Macada kamid ah Macadyada ugu waxbarasha wanaagsan dalka Kenya ayaa waxay iisheegatay in ay tagta maalin walbawa meelaha laga buuxsada Arjiyada lagu hela shaqooyinka, waxay ii sheegtay in ay karaji beeshay shaqo ay hesho waayoo waxay sheegtay in ayada oo la taagan shahadadii ahayd heeka Macada in loqadanaya shaqooyinka qof aan dhameeynin dugsi sare, waxayna kudhacday arintaas in ay qadanayaan kuwa qoro shaqooyinka lacago laaloosh ah oo aad u tira badan, mana heli kareeyno ayaay tirey Malyuun. Waxa aad ugu badan Garissa boqolaal dhalinyaro ah oo aan helikarin lacagata tirada badan waxayna mrwalba dhalisaa arintan in dhalinyaradan isku de-aan in ay ka tagaan magaaloyinkooda oo lugu laaya Koonfur Afrika,
IjaraNews Garissa |
|