|
|
Jaaliyada gobolka hurumarinta godey oo kulan ballaaran isugu imaatay magaalada johanessburg ee dalka k/Africa
|
Shirkan ayaa lagu furay muxaarado qiimo badan oo uu soojeedayay SH Xusen C/nasir Asagoo xooga saaray in gacmaha la isqabsado la iskana iloobo wax walba oo keeni kara khilaafaadka bulshada.
Dadkaasi waxaa warbixin dheer siiyay SH C/fataax kilaas abubakar oo ah gudoomiyahay jaaliyada lamagacbaxay JAALIYADA GOBOLKA HURUMARINTA GODEY --marka lasoo gaabiyo JGHG sh c/fataax waxaa uu ku dheeraadday warbixintii gobolka asaga oo sheegay in uu kadambeeyo gobolada kale ee kajira dhulka soomaaligalbeed sh c/fataax waxaa uu ku nuuxnuuxsaday in loo baahan yahay iskaalmaysi ,waxwada qabsi,iyo isu naxariisasho Sh c/fatax oo ah gudoomiyahaya jaaliyada waxaa uu yiri bulsho waxay ku hurumartaa inlahello dad daacadnimo ugu shaqeeya runtii waana haysanaa ayuu yiri waxaa kale oo uu soo qaatay in dadkayagu yihiin deeqsiyiin,xilkas ah,maalqabeeno ah, lana waayin wax dadka shacabka ah u adeega ee maxaa inahaysta?ama maxaa maqan?
Sh c/fatax waxaa uu kumacneeyay su,aalahaas waxaa maqan waa isxilqaankii oo kaliya ayuu yiri. Waxaa kale oo uu shegay in dadka kumaqan qurbaha sidiina oo kale ay wax kaqabteen dhulkoodii balse idinku hadii aad tihiin reer godey ama reer ijara maxaad qabateen ?
Waa in aad kakacdaan fadhiga una istaagtaan wax uqabadka bulshada walaalahiin ah
Waxaa kale oo madasha kahadlay ganacsade C/laahi Aleele oo dhawaan kugaaray socdaal gobolka hadana dib ugusoo laabatay k/Africa waxaa uu shegay in 10 sano kahor ay ugu dambaysay gobolka godey maanta oo uu booqdayna uu wali yaalo halkii .wax isbadal ah oo kudhacay ayna jirin hadii ay tahay gacan dibada ah ama dhinaca ismaamulak gobolka . balse uu kadambeeyo gobolada kale xaga wadooyinka,isbitaalada,madarisooyinka,iskuulada,ganacsiga,dhamaan aasaaskii nalasha bani,adamka .
waxa kale oo isna kahadalay shirka suldaanka beesha absame ee dalka k/africasuldan dugsiiye oo isna kuguubaabiyay dhalinyarada ,ganacsatada,aqoonyahanada, dhamaantood in ay isutaagaan wax uqabadka dadkooda iyo dalkoodaba hadii ay tahay ijara iyo godeyba.
Waxaa kale oo madasha kahadalay SH C/lahi guure qorax oo isna ku guubaabiyay dhalinta in ay dulqaad uyeeshaan hawshan ay isu taageen kuna dadaalaan isku xirnaanta beesha mid halkan jooga iyo mid meel kadheer joogaba.
Shirka waxaa soo gababaeeyay gudoomiyaha beesha absame ee dalka k/Africa C/qadir tolmaan iyo sh xudayfa raage cali Oo isna sheegay arin aad iyo aad loogu farxo in ay tahay laguna gaari karo iskuxirnaan iyo hurumar. Uguna baaqay dadka walaalaha ah in ay waxwadaqabsadaan markaa ayey wax noqonkaraan midakale waxaa uu kashanqariyay dhulwalba waxaa hurumariyay dadka udhashay ee mahurumariyo gacma shisheeye waa in aad isku tashadaan, isuna samirtaan ,iskana war haysaan,
Wixii warar ah kalasoco ijaranews.com C/rashiid xasan fikir Magaalada johanessburg Dalka k/africa |
17 Oct 2011 by Xasan |
36 comments
|
|
| by MeiziTang @ 18 May 2013 05:56 am |
| I've to say, I was NOT hungry in the slightest degree on the 1st day of using these pills and it did give me energy, it functions normal for me ,and ill keep using this . MeiziTang http://meizitang.cu.cc |
|
|
|
 |
MAJOR SALAT . MP Garissa Township 27 Feb 2013
Ijarayoutube 07 Feb 2013
Duqeyn ay ku dhinteen rag ka tirsan Al-qaacidada yemen oo ay fuliyeen diyaradaha maraykanka ee loo yaqaano Drones-ka 20 Jan 2013
Mudaaharaad looga soo horjeeday Xasan Sheeekh Maxamuud oo kadhacay magaaladda minneapolis. 19 Jan 2013
Abu Mansur Al-Amriki ayaa yiri waa maalinki iigu dambeysay ee Al-shabaab idili lahayd 19 Jan 2013
Xildhibaanki hore ee kamakunji yusuf xasan cabdi oo ku guulaystay Nomenoshinka TNA ee ka dhacay Kamakunji 19 Jan 2013
Caaqil Cabdullaahi Raabi oo jawaab culus ka bixiyay hadakii dhowaan kaoo yeeray Maxamed Xasan Xaad.. 05 Jan 2013
Immediate Press Release: Garissa, Kenya attacks on 2 churches 21 Jul 2012
OHIO SUMMER FOOD SERVICE PROGRAM 01 May 2012
Halkan ka daawo wareeysigii Gudoomiyaha iyo Afhayeenka Azaaniya ee gobolka Minnesota 19 Apr 2012
Where the Antelope Play 01 Apr 2012
Wararkii ugu dambeeyay ee Degmada Afgooye oo lagu duqeeyay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab 15 Nov 2011
Nightmare for residents as war pushes up prices 29 Oct 2011
Jaaliyada gobolka hurumarinta godey oo kulan ballaaran isugu imaatay magaalada johanessburg ee dalka k/Africa 17 Oct 2011
WAR DEG DEGA AH OO SHEEGAYO IN SAACADAN UU DAGAAL XOOGAN KA SOCDO MAGAALADA QOOQANI EE GOBOLKA JUBADA HOOSE. 15 Oct 2011
Sh maxamed cabdi umal oo markale ka hadlay qaraxii magaalada muqdisho 15 Oct 2011
Ciidamada Kenya iyo kuwa soomaliya oo iskaashanaya ayaa howlgal kudilay lix qof oo soomali ah. 12 Oct 2011
Kulankii Wadatashiga & Xogwareysiga ee Dhameystirka Dowladgoboleedka Azaaniya. 22 Jun 2011
New rules to streamline police, AP recruitment The national joint recruitment of more than 7,000 police trainees will be done over 24 hours to prevent corruption and block aspirants from applying at several centres. 30 Mar 2011
Ocampo Six slapped with EU travel curbsuspended minister William Ruto, ODM chairman Henry Kosgey, radio presenter Joshua Sang, Head of Civil boss Francis Muthaura, Deputy Prime Minister Uhuru Kenyatta and Postmaster-General Hussein Ali have been ordered to The Hague over their alleged role in the post-election violence. 30 Mar 2011
Kibaki lauds UN upgrade President Kibaki with members of resident representatives of United Nations Agencies based in Nairobi who called on him at his Harambee House office, Nairobi. He commended the United Nations for elevating its Nairobi offices, terming the move a vte of confidence on the government March 29, 2011. PPS 29 Mar 2011
Police officers set to get more advanced training Police will now be trained on how to deal with organised gangs such as Mungiki and how to handle crime victims more professionally, a new curriculum released on Monday says. 29 Mar 2011
Four appeal judges join battle for CJ 29 Mar 2011
Uganda to Send 2,000 More Troops Somalia Uganda and Burundi will each add 2,000 peacekeepers in Somalia by mid this year to raise the number from 8,000 to 12,000, an increment approved by the UN Security Council in December last year. 29 Mar 2011
|
|
|
|