|
|
Sh maxamed cabdi umal oo markale ka hadlay qaraxii magaalada muqdisho
|
Shiikh. Umal ayaa caawa si qoto dheer uga hadlay fikriga xad gudbay ee khilaafsan Manhajkii Salafka ee Ahlusunaha fikrigaas oo si fudud u banaystay dhiiga dadka Muslimiinta , Shiikh Umal ayaa yiri waa wax laga naxo in dalkeenii iyo dadkeeni ay u dhexeeyaan mid u adeegaya gaalo iyo mid fikri xadgudbay wata oo banaystay dhiiga muslimiinta intii uu arrinkaas ka fogaan lahaa. Shiikh Umal ayaa ka digay in dadka muslimiinta ay hiil iyo hooba ay siiyaan, gaaladana iyadoo shiikhu uu sheegay in arrinkaas qofka diintiisu ay ku lumayso wax guul laga gaarayna aysan jirin gaalo la moodna ayna soo wadin wanaag isagoo arrinkaas uga digay kuwa wax mooday gaalo kana fogaaday shareecadii Islaamka. Shiikh Umal ayaa sidoo kale tilmaamay in ay jirto koox iyana xadgudubtay oo iyagoo is leh u gargaara diinta Islaamka ay xadgudub sameeyaan taas oo dhaawacaysa shareecada Islaamka iyo dariiqii toosnaa ee ay mareen Ahlusunaha Shiikh Umal ayaa sheegay in aysan marna banaanay in qofka naftiisa dila isagoo markaas dilaya dad muslin ah Shiikha Umal ayaa ku waaniyey dhalinyarada in ay ka fogaadaan in ay dilaan naftooda diintan ay bartaan kana fogaadaan in falka ay ku kacaan ay alle uga fogaadaan. Shiikh Umal ayaa ku waaniyey da,yarta in ay alle u laabtaan kuna xirmaan culimada waaweyn bartaana diinta islaamka kana fogaadaan fal ay is leeyihiin jano baad ku galaysaa oo hadhow ku rida naar ,Shiikh Umal ayaa u amaanay dhalinyara in diinta u xamaasoodaan balse xamaasadoodu ay ku dhisaan cilmi kana fogaadaan xadgudubka.
Shiikh Umal ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay sheegashada dilka dadka musliminta ah arrinkaas oo uu yiri shiikhu waa wax aad looga naxo, Shiikh Umal ayaa ugu baaqay in dadka noocaas ah in ay alle u toobad keenaa bartaan shareecada Islaamka kana fogaadaan dhiiga dadka muslimiinta ah Wixii warar ah kalasoco ijaranews.com Ijaranews.com |
15 Oct 2011 by Xasan |
4 comments
|
|
| by Beats Studio @ 15 May 2013 11:42 am |
| Iovine, a music producer as well as "mentor" to contestants in Fox's "American Idol" display, has a long relationship with Apple and was one of many first music industry vip's to sign onto the fact that was then Apple's nascent iTunes gumption, announced in 2001. Beats Studio http://cheapbeatsbydrestudioua.webs.com/ |
| by meizitang strong @ 18 May 2013 05:56 am |
| properly ive been on this merchandise for almost 2 weeks exactly,i've been taking in better an ingesting LOTS of h2o, and that i started having this and i missing 22 lbs . since the day i started taking it. meizitang strong http://meizitang.cu.cc |
|
|
|
 |
» MAJOR SALAT . MP Garissa Township 27 Feb 2013
» Ijarayoutube 07 Feb 2013
» Duqeyn ay ku dhinteen rag ka tirsan Al-qaacidada yemen oo ay fuliyeen diyaradaha maraykanka ee loo yaqaano Drones-ka 20 Jan 2013
» Mudaaharaad looga soo horjeeday Xasan Sheeekh Maxamuud oo kadhacay magaaladda minneapolis. 19 Jan 2013
» Abu Mansur Al-Amriki ayaa yiri waa maalinki iigu dambeysay ee Al-shabaab idili lahayd 19 Jan 2013
» Xildhibaanki hore ee kamakunji yusuf xasan cabdi oo ku guulaystay Nomenoshinka TNA ee ka dhacay Kamakunji 19 Jan 2013
» Caaqil Cabdullaahi Raabi oo jawaab culus ka bixiyay hadakii dhowaan kaoo yeeray Maxamed Xasan Xaad.. 05 Jan 2013
» Immediate Press Release: Garissa, Kenya attacks on 2 churches 21 Jul 2012
» OHIO SUMMER FOOD SERVICE PROGRAM 01 May 2012
» Halkan ka daawo wareeysigii Gudoomiyaha iyo Afhayeenka Azaaniya ee gobolka Minnesota 19 Apr 2012
» Where the Antelope Play 01 Apr 2012
» Wararkii ugu dambeeyay ee Degmada Afgooye oo lagu duqeeyay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab 15 Nov 2011
» Nightmare for residents as war pushes up prices 29 Oct 2011
» Jaaliyada gobolka hurumarinta godey oo kulan ballaaran isugu imaatay magaalada johanessburg ee dalka k/Africa 17 Oct 2011
» WAR DEG DEGA AH OO SHEEGAYO IN SAACADAN UU DAGAAL XOOGAN KA SOCDO MAGAALADA QOOQANI EE GOBOLKA JUBADA HOOSE. 15 Oct 2011
» Sh maxamed cabdi umal oo markale ka hadlay qaraxii magaalada muqdisho 15 Oct 2011
» Ciidamada Kenya iyo kuwa soomaliya oo iskaashanaya ayaa howlgal kudilay lix qof oo soomali ah. 12 Oct 2011
» Kulankii Wadatashiga & Xogwareysiga ee Dhameystirka Dowladgoboleedka Azaaniya. 22 Jun 2011
» New rules to streamline police, AP recruitment The national joint recruitment of more than 7,000 police trainees will be done over 24 hours to prevent corruption and block aspirants from applying at several centres. 30 Mar 2011
» Ocampo Six slapped with EU travel curbsuspended minister William Ruto, ODM chairman Henry Kosgey, radio presenter Joshua Sang, Head of Civil boss Francis Muthaura, Deputy Prime Minister Uhuru Kenyatta and Postmaster-General Hussein Ali have been ordered to The Hague over their alleged role in the post-election violence. 30 Mar 2011
» Kibaki lauds UN upgrade President Kibaki with members of resident representatives of United Nations Agencies based in Nairobi who called on him at his Harambee House office, Nairobi. He commended the United Nations for elevating its Nairobi offices, terming the move a vte of confidence on the government March 29, 2011. PPS 29 Mar 2011
» Police officers set to get more advanced training Police will now be trained on how to deal with organised gangs such as Mungiki and how to handle crime victims more professionally, a new curriculum released on Monday says. 29 Mar 2011
» Four appeal judges join battle for CJ 29 Mar 2011
» Uganda to Send 2,000 More Troops Somalia Uganda and Burundi will each add 2,000 peacekeepers in Somalia by mid this year to raise the number from 8,000 to 12,000, an increment approved by the UN Security Council in December last year. 29 Mar 2011
|
|
|
|