Breaking News: Waxaa la ogeeysiinayaa dhamaan jaaliyada reer Azaaniya ee Denmark in ay ka soo qeeyb galaan shir looga wada tashanayo aayaha dowlada goboleedka Azaaniya Somali State oo ka dhici doona magaalada Arhus axada 08.01.2012.

GodeyGacalo IT


SHEEKH MAXAMED IDIRIS OO KA JEEDIYAY MUXADARA AAD U QIIMO BADAN MASJIDUL ALTAQWA   19 May 2012


Waxaa habeenkii ay soo galeysay Jimcahii ka jeediyay muxadara aad u qiimo badan Masjidul Altaqwaa oo ku yaala gelbeedka magaalada Columbus ee gobolka Ohio cariga Ameerika Allaha xifdiyee Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada ugu magaca weyn ee Somaliyeed..Halka Ka dhagayso!


Ogeysiis: sanadguurada 1aad ee dawlad goboleedka Azaaniya oo ka dhici doonta Minniapolis.   18 May 2012


Waxaa dhamaan la ogeeysiinayaa dadweynaha sharafta leh ee Somaliyeed meel kastaa ay ka joogaan dunida dacaladeed in ay nala kasoo qeebgalaan xaflada sanadguurada kasoo wareegtay DG Azaaniya Somali State oo ka dhici doonto magaalada Minniapolis, ee gobolka Minneasota ee cariga Ameerika, wixii fah faahin ah kala soo xariir


KU'XIGEENKA XOGHAYAHA ARIMAHA DIBADDA EE DOWLADDA MAREEYKAANKA OO LA KULMAY QAAR KATIRSAN JAALIYADDA SOMALIDA KUDHAQAN CARIKAASI   16 May 2012


Ku xigeenka Xoghayaha arimaha dibada Africa ee Dowlada Maraykanka Donald Yamamoto oo la kulmay qaar ka tirsan Jaaliyada waqooyiga Amerika, Shir aad u balaaran oo wada tashi ayaa waxa uu ka dhacay gobolo badan oo maraykanka ka mid ah oo uu soo qabanqaabiyay U.S.


SARKAAL AJNABI AH OO KATIRSAN AL SHABAAB OO AY GACANTA KU DHIGEEN CIIDAMADA HUWANTA   16 May 2012


War deg deg ah oo hada naga soo gaaray jiida hore ee dagaalka lagula jiro kooxda Al Shabaab ayaa sheegayaa in ay ciidamadda KMG ah ee taabacsan DG Azaaniya Somali State iyo kuwa Kenya ee ka dagaalamo gobolka Jubbada hoose ayaa gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo ajaanib ah oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab.


ODAYAASHA HOOWLGABKA AH EE KUDHAQAN MAGAALADDA GARISSA OO SOOJEEDIYAY CABASHOOYIN DHOOWR AH   15 May 2012


CEYNTE: Waxaa maalintii shaley aheeyd magaaladda Garissa ee xaruunta gobolka waqooyi bari kadhacay shir balaaran oo ay iskugu yimaadeen odayaasha horay ugu shaqeeyni jiray dowlada kuwaasoo sheegaynaayo dhibaatooyin dhowr ah oo haysta dadka howlgabka ah ee kudhaqan gobolka waqooyi bari oo dhan.


Falanqaynta Todobaadka ee DG Azania   13 May 2012


Todobaadkan waxaan diiradda saaraynaa maxaa u qabsoomay DG Azania? Maxaase gaadhay xoogaga dhibaatadda oo kaliya ka shaqeeya?Sida laga wada warqabo todobaadaddii lasoo dhaafay waxaa Dawlad Goboleedka (DG) Azania u qabsoomay


ODINGA OO CAMBAAREEYAY XISBIYADA KA SSO HORJEED   12 May 2012


Raisul wasaare Raila Odinga ayaa siwayn u cambaareeyay siyaasiyiinta ku midoobay qaabka qabiilka ku dhisan.Mr Raila ayaa gaar ahaan siwayn uga soo horjeesday siyaasiyiinta aas aasay xisbiyada cusub ee Kamatusa iyo Gema.


FAROOLE OO KASOO HORJEEYSTAY DASTUURKA QABIYO QORAALKA AH   10 May 2012


.Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntladn Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa si cad uga soo horjeestay dastuurka la doonayay in loo sameeyo dalka Somaliya ee ay dad farabadan kasoo horjeesadeen. Faroole oo u qoray warqad wakiiladda dowladaha caalimaiga ah u matala arimaha Somaliya,


Madaxwayne Obama: Waxba kama qabo in Raggu is guursado!   10 May 2012


Somalida Maraykanka ayaa walaac ka muujisay ogolaanshaha madaxwayne Obama ee isguursiga Ragga iyo midka Dumarka.Mucjisadda adduunka waxay maalinba meel soo fadhiisataba waxay maanta soo gaadhay in Madaxwayne Obama uu qaado koobkii Madaxwaynihii ugu horeeyay ee Maraykan ee shaaca ka qaadda maruu u waramay wariye Robin Roberts ee ABC News


Xildhibaan Yuusuf Xassan Cabdi oo Si Kulul Uga Hadlay Boobka Lagu Hayo Ganacsiga Soomaalida ee Islii   09 May 2012


Kooxo madow Kenyaati ah ayaa habeenimadii lasoo dhaafay waxay dhac baahsan u geystay ganacsi ay Soomaalidu ku lahayd xaafadda Islii ee magaalada Nairobi


BEENIN BAAQ CAMBAAREYN AH   09 May 2012


Anigoo ah Cabdi Ibraahim Magan(Cirjiir) waxaan anigoo tixraacaya qoraal ku soo baxay qaar ka mid ah shabakadaha gaarka loo leeyay taariikhdu markay ahayd 08/05/2012, cinwaakkiisuna ahaa canbaarayn loo jeediyay Cabdiwahaab Ugaas Xuseen, Ra’iisal wasaara ku xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda ku meelgaarka Soomaaliya,


Filashada aan ka leeyahay in Kaambooniyiinta ay isbadal la yimaadaan waa mid aad u yar.   09 May 2012


Waxaan doonayaa in aan xasuusiyo akhrastayaasheena waxuu hory u ahaan jiray webka lagu magacaabo KismaayoNews inta uu kudhicin cururka lagu magacaabo Qabiilka.Waxaa jirtay intabadan markii aan doonayo in aan akhristo waraarka naquseeya waxaan ugu hor furi jiray webka magaciisa korka aan kusoo xusnay.


KU-XIGEENKA RW SOMALIYA IYO SALAADIINTA BEESHA ABSAME OO SI NABADGELIYO AH KU TAGAY MAGAALADA MUQDISHO   08 May 2012


Ku-xigeenka ra`iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ahna wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo odayaal dhaqameedyo Somaliyeed oo ay kamid yihiin kawa beesha ay maanta gelikii hore ka dhoofay magaalada Nairobi waxaayna si nabadgeliyo ah ku gaareen magaalada Muqdisho.


SALAADIINTA BEESHA ABSAME OO SAAKA KA DHOOFAY GAROONKA JOMO KENYATTA INT AIRPORT EE MAGAALADA NAIROBI   08 May 2012


War hada naga soo gaaray magaalada Nairobi ee xaruunta dalka Kenya ayaa sheegayaa in saak aroornimadii ay ka qaaday Diyaarad qaas ah garoonka dayaaradaha Jomo Kenyatta international Airport dhamaan salaadiinta beesha Absame ayaga oo nabadqabo waxaayna kusii jedaan shirweynihii qabiyaqorka ahaa dastuurka ee ka socday magaalada Muqdisho ee xaruunta dalka Somaliya.


KAALIYAHA GUDOOMIYAHA GOBOLADA JUBOOYINKA EE DOWLAD GOBOLEEDKA AZAANIYA OO SIIYEY WAREEYSI MEELO FARABADAN TAABANAAYO JUBALAANDNEWS   07 May 2012


Kaaliyaha gudoomiyaha gobalka J/hoose Maudane C/llaahi Shaafici oo aan wareeysi la yeelanay ayaa ka warbixinaya halka ay marayaan hoowlaha dowlad goboleedka Azaaniya, Halka Ka dhagayso!

 













» OHIO SUMMER FOOD SERVICE PROGRAM 01 May 2012

» Halkan ka daawo wareeysigii Gudoomiyaha iyo Afhayeenka Azaaniya ee gobolka Minnesota 19 Apr 2012

» Where the Antelope Play 01 Apr 2012

» Wararkii ugu dambeeyay ee Degmada Afgooye oo lagu duqeeyay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab 15 Nov 2011

» Nightmare for residents as war pushes up prices 29 Oct 2011

» Jaaliyada gobolka hurumarinta godey oo kulan ballaaran isugu imaatay magaalada johanessburg ee dalka k/Africa 17 Oct 2011

» WAR DEG DEGA AH OO SHEEGAYO IN SAACADAN UU DAGAAL XOOGAN KA SOCDO MAGAALADA QOOQANI EE GOBOLKA JUBADA HOOSE. 15 Oct 2011

» Sh maxamed cabdi umal oo markale ka hadlay qaraxii magaalada muqdisho 15 Oct 2011

» Ciidamada Kenya iyo kuwa soomaliya oo iskaashanaya ayaa howlgal kudilay lix qof oo soomali ah. 12 Oct 2011

» Kulankii Wadatashiga & Xogwareysiga ee Dhameystirka Dowladgoboleedka Azaaniya. 22 Jun 2011

» New rules to streamline police, AP recruitment The national joint recruitment of more than 7,000 police trainees will be done over 24 hours to prevent corruption and block aspirants from applying at several centres. 30 Mar 2011

» Ocampo Six slapped with EU travel curbsuspended minister William Ruto, ODM chairman Henry Kosgey, radio presenter Joshua Sang, Head of Civil boss Francis Muthaura, Deputy Prime Minister Uhuru Kenyatta and Postmaster-General Hussein Ali have been ordered to The Hague over their alleged role in the post-election violence. 30 Mar 2011

» Kibaki lauds UN upgrade President Kibaki with members of resident representatives of United Nations Agencies based in Nairobi who called on him at his Harambee House office, Nairobi. He commended the United Nations for elevating its Nairobi offices, terming the move a vte of confidence on the government March 29, 2011. PPS 29 Mar 2011

» Police officers set to get more advanced training Police will now be trained on how to deal with organised gangs such as Mungiki and how to handle crime victims more professionally, a new curriculum released on Monday says. 29 Mar 2011

» Four appeal judges join battle for CJ 29 Mar 2011

» Uganda to Send 2,000 More Troops Somalia Uganda and Burundi will each add 2,000 peacekeepers in Somalia by mid this year to raise the number from 8,000 to 12,000, an increment approved by the UN Security Council in December last year. 29 Mar 2011

 

 

"Wakhtiga haatan meesha aad joogto"
 
 
 
  » IJARANEWS OO MAR LABAAD WAREEYSATAY AFHAYEENKA MAAMUL GOBOLEEDKA AZAANIYA EE WAQOOYIGA AMEERIKA 20 Apr 2012

» QAAR KATIRSAN QURBQJOOGTA DEGAANKA JOORRE OO CAMBAAREEYAY DILKII Halka Ka dhagayso! 16 Apr 2012

» JAALIYADDA JOORE EE WAQOOYIGA AMEERIKA OO HALKAN UGA DIRAYA TACSI 14 Apr 2012

» WAREEYSIGII GODOOMIYAHA GUUD EE BEESHA DAAROOD,SHABAAB WAXAA DHALAAY RAASKIYAANBONIYA 01 Apr 2012

» SHEEKH ADAN CABDULE OO CAAWA JEEDIYAY MAXADARA LOOGU MAGAC DARAY DARBIYADA OOWLAADA 24 Mar 2012

» Tixmaal-Gabaygii Koofi 20 Feb 2012

» QUBADII MARXUUM SHEIKH MAXAMUUD CUMAR FIIN EE QABSASHADII DHOBLEY 18 Feb 2012

» DHAGEEYSO CABDIQANI SHEEKH AXMED, 14 Feb 2012

» maqaal Khilaafku waa sharci ee ha shareysan 06 Feb 2012

» Degmada dhanaan waa hooyga hormar la,aanta iyo hooyada dacdarada(WQ ABDIRASHID DHANAANE) 24 Jan 2012

» Hon. Yussuf Hassannuur Abdi (Indagamin)’s Visit to Ohio 16 Jan 2012

» JAALIYADA OHIO KUDHAQAN GAAR AHAAN MAGAALADA COLUMBUS OO SI WAYN UGU DIYAAR GAROOWAYSA SOO DHOWEEYNTA XILDHIBAAN YUSUF XASSAN 05 Jan 2012

» Enhanced security in place during festive season 25 Dec 2011

» HAMBALYO IYO TAHNIYAD DHALASHO 23 Nov 2011

» Maqaal: Sh.Shariif oo Kenya Dhaliilay: Qiiro Wadaniyeed Mise?! by DR Maxamed Cabaas 27 Oct 2011

» Voters shade off clan factor in county race-The StandardPublished By admin On Wednesday, October 19th 2011. Under Garissa News 20 Oct 2011

» Hayada HUDA oo Raashin-Mucaawina ah gaarsiisay dadka ku gaajoonaya Kulbiyow ee degaanka Jorre 25 Sep 2011

» Qoraalkii Dr.Maxamed Cabaas ee ka hadlaayay xaqiiqda dhabta ee ahaa Azania – Yaa Diidan, Yaase Daageersan? 04 Sep 2011

» THE KENYAN SOIL HAS NOW BECAME UNSAF STURDAY AUGUST 20, 2011 5:08 PM BY IJARANEWS.COM 21 Aug 2011

» TAHNIYAD DHALASHO OO loo DIRAYO AXMED CUSMAAN XAMUD IYO UBAX YAROOW KAYNAAN 27 Jul 2011

» Godoomiya xigeenka baarlamaanka Kenya oo maanta ka qeeyb galay shirka Azaaniya ee Limuru 27 Jul 2011

» DR CABDIWAHAAB UGAAS XUSEEN UGAAS KHALIIF AYAA OO MAGACAABAY RA-IISAL WASAARA KU XIGEEN AHNA WASIIRAKA GANACSIGA IYO WARSHADAHA SOMALIYA 20 Jul 2011

» ' IT WAS FIRST USED BY KENYA"S FIRST PRESIDENT MZEE JOMO KENYATTA ,IN REFERNCE TO KENYA SOMALI ISIOLO.WAJIR. MAMDERA IJARA. GARISSA AND MARSABIT 29 Jun 2011

» Former PS defends Wagalla operation Photo/FILE Widows of Wagalla massacre victims in tears during a visit by the Truth team to the scene of the incident in Wajir on April 16, 2011. 21 Jun 2011

» Kenyan Government is confused about who to support in Azania state of Sourthern Somalia 20 Jun 2011

 
 
   
  » tlantic Global Aid take part Harvard Social Impact Expo in Harvard University 12 Apr 2012

» SHIR BALAARAN OO LUGU TAAGYYRAYAY MAXAMED YUSUF XAAJI. 28 Mar 2012

» Qaar kamid ah sawiradii soo dhowentii xildhibaan Yusuf Xasan 24 Jan 2012

» QAAR KAMID SAWIRADII AY LA GALEEN JAALIYADDA OHIO XILDHIBAAN YUSUF XASANNUUR INDHAGAMUUN 13 Jan 2012

» HALKAN KA DAAWO SAWIRADII XAFLAD CASHO SHARAFTII 12 Jan 2012

» SHIRKII SOO DHAWEYNTA XILDHIBAAN YUSSUF XASAN CABDI EE MAGAALADA COLUMBUS OHIO, OO JAWI HEER SARE KUDHAMAADAY 11 Jan 2012

» JAALIYADA AZAANIYA EE KUDHAQAN GOBOLKA OHIO OO DHISTAY GUDI 25 Dec 2011

» SAWIRADII MADAXDII SOMALIYA IYO DALKA KENYA 20 Nov 2011